Posted on September 23, 2013 by SomaliSwiss
Haweeney caddaan ah ee u dhalatay dalka Britain magaceeduna lagu sheegay  Samantha Lewthwaite ayaa lagu dilay weerarkii ugu danbeeyay ee dhismaha Westgate oo Sabtidii ay qabsadeen kooxaha hubeysan, halkaasi oo ilaa haatan la sheegay in lagu dilay 68 qof. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Haweenay u dhalatay Britain ee weerarka Xarunta Westgate hogaamineysay oo lagu dilay Xaruntaas.
Posted on September 23, 2013 by SomaliSwiss
Warbaahinta dalka Kenya ayaa baahisay inuu ka dhacay qaraxa xoogan  xarunta Westgate, iyadoo aan la ogeyn nooca qaraxan uu yahay iyo waxyeelada uu geystay qaraxaas,waxaana la arkayey in dabaqa sare ee xaruntaan oo qaac ka kaceysa. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on weyn oo ka dhacay xarunta Westgate, lamana oga waxyeelada uu geystay qaraxaas.
Posted on September 23, 2013 by SomaliSwiss
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay Sagaalkii fiidnimo soo gaaray magaalaa Geneve ee waddanka Switzerland, iyagoo uga sii gudbi doona dalka Turkiga. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo xalay soo gaaray Geneve ee Dalka Switzerland, maantana ka qaybgalaya shirka caalamiga ah .
Posted on September 23, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan ay soo qabanqaabiyeen  kula yeeshay qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeeds ee ku nool magaalada Columbus, Ohio ee dalka Mareynkanka, inkastoo ay jireen dad badan oo ka yimid gobollo fog-fog oo ay u suuro-geli wayday inay la kulmaan Madaxweynaha Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo kula kulmay Magaalada Columbus Ohio, Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Mareykanka.
Posted on September 23, 2013 by SomaliSwiss
Ciidamo isku dhaf ah oo ka kala socda Kenya iyo dalka Israa’iil ayaa isku Diyaarinaya in ay galaan Dhismaha ganacsiga Westgate ee Nairobi, waxaa la sheegay inay geli doonaan saacadaha soo socda, waana maalintii saddexaad ee ay haystaan kooxo hubeysan oo ka tisran Al-shabaab dhismahaas. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamo isku dhaf ah oo ka kala socda Kenya iyo dalka Israa’iil oo isku Diyaarinaya in aygalaan Dhismaha ganacsiga Westgate ee Nairobi.
You must be logged in to post a comment.