TACSI TIRAANYO LEH

TACSI.jpg1TACSI.jpg2ANNAGO AH REER BARAKOWE AXMED JIMCAALE, XAAJI XASAN BARAKOWE, XUSEN BARAKOOWE, XALIIMO BARAKOOWE, CALI BARAKOOWE, MAKO BARAKOOWE, WAXAAN TACSI TIRAANYO LEH U DIREERYNA WALAALAHEEN XUSEEN CISMAAN XAAJI CADDE, CABDIRASHIID C. XAAJI CADDE, CABDULLAAHI C. XAAJI CADDE, CABDIRAXMAAN C. XAAJI CADDE, MARYAN RUUN, C. XAJI CADDE iyo DHAMAAN REER ABTI CISMAAN XAAJI CADDE ( GEES WEYNE ) GEERIDII NAXDINTA LAHAYD EE KU TIMID WALAALKEEN Dr. AADAN CISMAAN XAAJI CADDE OO KU GEERIYOODEY MAGAALADA ADDIS ABABA EE DALKA ETHIOPIA; INAALILLAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.

WAXAANA EEBBE UGA BARYEYNAA MARXUUMKA INUU JANNIDII FARDOOSA KA WARAABSHO, ANNAGANA IYO EHELLADIISABA SAMIR IYI IIMAAN ALLE HA INAGA SIIYO.

AAMIIN; AAMIIN AAMIIN…….

SomaliSwiss    Zürich

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: