Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo Shacabka Dalkiisa kala hadlay weerarkii weerarkii lagu qaaday suuq Ganacsiga ee Westgate.

Uhuru Kenyatta.jpg4Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo hadalkiisa laga dareemayey murugo aad u balaraan ayaa xalay qalabka warbaahinta kala hadlay shacabka dalka Kenya, wuxuuna ku dhaartay in ciidamada Kenya ay cagta marin doonaan kooxaha argagixisada ah. Continue reading

Xubnaha joogtada ah ee Q.M oo Cambaareeyey weerarkii lagu qaaday dhismaha Suuqa weyn Ganacsiga ee magaalada Nairobi.

UN_new_yorkXubnaha joogtada ah ee golaha amaanka ee  Qaramada Midoobay ayaa camabaareeyey weerarkii ay sheegteen Xarakada alshabab ee lagu qaaday suuq ku yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Continue reading

Afhayeenka Xarakada Al-shabaab oo sheegay in haddii ay Kenya doonayso nabad ay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya.

sheekh cali dheereAfhayeenka xarakada Al-shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa wuxuu ka hadlay weerarkii lagu qaaday dhismaha ganacsi ee magaalada Nairobi kaasoo Al-shabaab ay sheegteen inay iyagu ka danbeeyeen, balse wuxuu ugu baaqay Kenya in haddii ay doonayso nabad ay ciidamadeeda kala baxo Soomaaliya. Continue reading

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo maanta howlgallo baaritaano ah ka wada suuqa Bakaaraha.

Suuqa BakaarahaCiidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta howgallo baaritaano ah ka wada gudaha Suuqa weyn ee Bakaaraha iyo waddooyinka soo gala, howlgalkaas oo lagu sheegay mid lagu xaqiijinayo amniga guud ee suuqaas. Continue reading

Ciidamada Kenya oo weli ku howlan ka saaridda kooxo hubeysan oo shalay qabsaday Xarunta Ganacsiga Westgate magaalada Nairobi.

Nairobi.jpg1Ciidamada Kenya ayaa weli ku howlan ka saaridda kooxo hubeysan oo shalay qabsaday Xarunta Ganacsiga Westgate oo ku taalla bartamaha magaalada Nairobi. Continue reading

TACSI TIRAANYO LEH

TACSI.jpg1TACSI.jpg2ANNAGO AH REER BARAKOWE AXMED JIMCAALE, XAAJI XASAN BARAKOWE, Continue reading

%d bloggers like this: