Warmutiyeed laga soo saaray Shirkii Maamul sameynta Gobollada Koonfur galbeed ee ka socday Baydhabo.

 Shirka digil-mirifleWarmutiyeed laga soo saaray Shirkii Maamul u sameynta  Gobollada Koonfur galbeed ee ka socday Baydhabo, kaas oo loogu magac daray  shirka wadatashiga ee maamulka loogu sameynayay lixda gobol ee ka socday magaalada Baydhabo waxaana laga soo saaray maanta war-murtiyeed ay isku raaceen ergooyinkii ka qaybgalayay.

Shirka digil-mirifle.jpg1Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya,, ahna ku simaha Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Prof . Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo kulanka shirweynahaas ka hadlay ayaa sheegay in go’aanka dadweynaha la ixtiraamo, wuxuuna ayiday warmutiyeedkii ay soo saareen nabaddoonnada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

War-murtiyeedkii ka soo baxay shirkaas wuxuu u qornaa sidatan:

War-mutiyeed_Shirkii_Baydhabo.jpg1SomaliSwiss     Baydhabo

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: