Posted on September 21, 2013 by SomaliSwiss
Armed Somali group al-Shabab has claimed responsibility for the attack and ongoing siege of an upscale shopping mall in the Kenyan capital of Nairobi that has left at least 39 people dead and 150 injured. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Al-Shabab holds hostages in Kenya mall siege.
Posted on September 21, 2013 by SomaliSwiss
Suuq Ganacsi oo ku taalla bartamaha magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa Kooxo hubeysan Weerartay, Kooxdaas oo rasaas ku furay suuqdaas oo dad badan ka suuqeysanayey, iyadoo markaas kaddib ay ciidamada booliiska iyo kooxaha hubeysan isku dhaafsadeen halkaas rasaas xooggan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Suuq Ganacsi oo ku taalla bartamaha magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo Kooxo hubeysan Weerartay.
Posted on September 21, 2013 by SomaliSwiss
Â
Warmutiyeed laga soo saaray Shirkii Maamul u sameynta  Gobollada Koonfur galbeed ee ka socday Baydhabo, kaas oo loogu magac daray shirka wadatashiga ee maamulka loogu sameynayay lixda gobol ee ka socday magaalada Baydhabo waxaana laga soo saaray maanta war-murtiyeed ay isku raaceen ergooyinkii ka qaybgalayay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Warmutiyeed laga soo saaray Shirkii Maamul sameynta Gobollada Koonfur galbeed ee ka socday Baydhabo.
Posted on September 21, 2013 by SomaliSwiss
Wasiirka War-faafinta, is-gaarsiinta, Hiddaha iyo Dhaqanka ee Puntland, Axmed Sheekh Jaamac, ayaa waxaa Xafiiska kasoo baxday Wareegto, kuna taariikheysan maanta oo Sabti ah, ayaa shaqadii looga joojiyey xafiiska TV-ga Universal ee deegaannada Puntland. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xafiiskii Telefishinka Universal ee deegaannada Puntland oo maanta laga joojiyey shaqadii uu ka hayey Maamul Goboleedka Puntland.
Posted on September 21, 2013 by SomaliSwiss
Dad lagu qiyaasay ilaa 15- qof ayaa la sheegay inay ku sumoobeen Caano ay cabeen iyo Hilib ay cuneen ayaa xalay la dhigay cusbitaalka Daarushifa ee magaalada Muqdisho, Â kuwaasoo isugu jiray carruur iyo dad waaweyn. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dadweyne Ku Sumoobay Caano ay Cabeen iyo Hilib ay cuneen oo La dhigay Cisbitalka Daarushifa ee magaalada Muqdisho.
Posted on September 21, 2013 by SomaliSwiss
Madaxaweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo wali ku guda jira safarkiisa shaqo ee uu ku joogo dalka Mareykanka ayaa waxaa kulamo  la yeeshay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, John .F.Kerry, wasiirka gaashaandhigga, Chuck Hagel, la-taliyaha amniga Qaranka, Susan Rice iyo xildhibaan, Keith Ellison. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Somalia iyo Wafdigiisa oo la kulmay Madax kala duwan oo ka tirsan Dowladda Mareykanka.
You must be logged in to post a comment.