Posted on September 20, 2013 by SomaliSwiss
Dowladda Maraykanka ayaa uga yaboohday Soomaaliya lacag dhan 69 Milyan oo Doolar, taasoo lagu bixin doono dib u dhiska dalka Soomaaliya, sida kobcinta dhaqaalaha, waxbarasahada, horumarinta dimuqraadiyadda, xukuumadda iyo shuruucda kala duwan ee dalka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Maraykanka oo Soomaaliya ugu yaboohay lacag dhan 69 Milyan oo Doolar.
Posted on September 20, 2013 by SomaliSwiss
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa ku boorriyey ummaddda Soomaaliyeed iney meel qura uga soo wada jeestaan sidii looga guuleysan lahaa cadowga Alshabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiir ku-xigeenka Gaashaandhigga oo ku boorriyey Ummaddda Soomaaliyeed iney meel qura uga soo wada jeestaan cadowga Alshabaab.
Posted on September 20, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan wasiiradda arrimaha dibadda Somalia, Fowsiyo Yuusuf  Xaaji Aadan, wasiirka maaliyadda, Maxamuud Xassan Suleyman, wasiir-u-dowlaha Madaxtooyada, Faarax Cabduqaadir iyo la-taliyeyaal qaas ah ayaa maanta gaaray magaalada Washington DC ee dalka Maraykanka, halkaasoo ay kula kulmi doonaan Madax sare ee dalkaas. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdigii uu Hoggaaminayay Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo gaaray Washington DC ee Xarunta dalka Mareykanka.
You must be logged in to post a comment.