Posted on September 19, 2013 by SomaliSwiss
Mudane C/salaam Cumar Hadliye oo ah  Guddoomiyaha bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta oo khamiis ah sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay waddo qorshe ay uga qaadayso xilka uu hayo oo loo magacaabay toddoba bilood ka hor, wuxuuna mar kale si cad u diiday eedeymihii ay u soo jeediyeen guddiga la socodka cunno-qabteynta dalalka Soomaaliya iyo Eritrea. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo Sheegay in Warqad is casilaad ah uu u gudbiyey Madaxweynaha Soomaaliya.
Posted on September 19, 2013 by SomaliSwiss
Golaha Salaadiinta dhaqanka Soomaaliyeed ayaa waxay maanta Kulan ku yeesheen magaalada Muqihsho, kulankaas oo loogu hadlayey Nabadda iyo dib u heshiisiinta, iyadoo xubnihii kulankaas ka hadlay ay soo jeediyeen fikrado iyo talooyin kala duwan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Golaha Salaadiinta Soomaaliyeed oo maanta Kulan loogu hadlayey Nabadda iyo dib u heshiisiinta ku yeesheen magaalada Muqihsho.
Posted on September 19, 2013 by SomaliSwiss
War ay soo saareen Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa ayaa waxay sheegeen inay maanta la wareegeen gacan ku haynta degmada Mahadaay oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose, halkaasoo ay gacanta ku haysay Al-shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo AMISOM oo sheegeen inay la Wareegay gacan ku haynta degmada Mahadaay ee G/Sh/Dhexe.
You must be logged in to post a comment.