Posted on September 18, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga ballaaran ee la socda ayaa maanta kulan kula yeeshay magaalada Roma ee xarunta dalka Talyaaniga ra’iisul wasaaraha dalkaas, Enrico Letta. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo Maanta Magaalada Roma kulan kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga.
Posted on September 18, 2013 by SomaliSwiss
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-Moon ayaa shirkii dowladda Soomaaliya loogu qabtay magaalada Brussels ee xarunta dalka Belgium ku tilmaamay mid horumar weyn u horseedaya Soomaaliya, isagoo xusay in beesha calaamku ay muujisay sida ay u garabtaagan tahay Soomaalida. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Mr. Ban Ki-Moon oo sheegay in shirkii Brussels uu yahay mid horumar weyn u horseedaya dadka iyo dalka Soomaaliya.
Posted on September 18, 2013 by SomaliSwiss
Wargeyska The Daily Monitor ee  ka soo baxda magaalada Kampala dalka Uganda islamarkaana soo xiganaysa saraakiil ka tirsan Taliska Cidamada Milatariga dalkaasi, ayaa sheegeysa in shaqadii laga fariisiyay ilaa 20 saraakiil milatari ah oo u dhashay dalka Ugandha,   kuwaasi oo lagu eedeeyay in ay ku kaceen musuq maasuq la xiriira in ay suuq madoow ku iibsan jireen cunada iyo shidaalka ciidamada AMISOM loogu tala galay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Taliska Cidamada Milatariga dalka Uganda oo sheegay in shaqadii laga fariisiyay ilaa 20 sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Uganda AMISOM
Posted on September 18, 2013 by SomaliSwiss
Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo shalay socdaal ku tegay magaalada Baydhaob ayaa maanta ka warbixiyay safarkii uu ku tagay Baydhabo, isagoo sheegay inuu qayb ka yahay qorshayaal ay dowladdu ku doonayso inay gobollada dalka uga hirgeliso maamullo ay shacabku soo doorteen. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ka Warbixiyay Safarka uu ku tagay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay.
You must be logged in to post a comment.