Mr. Jose Manuel Barroso oo ah Guddoomiyaha guddiga reer Yurub, ayaa sheegay in Midowga Yurub uu dib u dhiska Soomaaliya ugu yahoobay 862-milyan oo doollarka Mareyanka ah, isagoo sheegay in shirka Brussels uu yahay mid lagu xoojinayo horumarka ay ku tallaabsatay Soomaaliya. HOOS KA DAAWO SAWIRO Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Midowga Yurub oo ugu Yaboohay lacag gaaraysa 862 Milyan oo Doollar Qorshaha dib loogu dhisayo dalka Soomaaliya.
You must be logged in to post a comment.