Advertisements

Wufuudii Ka Qeyb geleysay Shirka Beri Ka Furmi doono magaalada Brussels ee dalka Biljimka oo Ku Sii Qulquleysa Magaaladaas.

Madaxweyne Hassan-and-EU-Magaalada Brussles ee xarunta wadanka Biljim ayaa waxaa ku sii qulqulaya wafuudii ka qeyb galeeysay shirka looga hadlayo dib u dhiska Soomaaliya ee maalinta barito ah halkaa ka furmi doono. Continue reading

Advertisements

Shirkad laga leeyahay Dalka Turkiga oo Maanta lagu Wareejinayo Maamulka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.

garoonka diyaaradaha muqdishoWaxaa maanta si rasmi ah ula wareegaysa gacan ku haynta maamulka garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Muqdisho Shirkad laga leeyahay dalka Turkiga oo lagu magacaabo FAVORI LLC, waxayna xilkaas ay kala wareegaysa shirkadda SKA Air & Logistic oo saddexdii sano ee lasoo dhaafay haysay maamulka garoonka diyaaradaha. Continue reading

%d bloggers like this: