Maalinta Isniinta ah ee soo socota ayaa lagu wadaa Dowladda Soomaaliya iyo dalalka deeq-bixiyeyaasha ay ku saxiixdaan magaalada Brussels ee xarunta dalka Belgium heshiis ku saabsan dib u dhiska Soomaaliya kaasoo socon doona muddo saddex sano ah, waxayna  saraakiisha Midowga Yurub sheegeen in dib u dhiskaas ay ku bixi doonto in ka badan hal bilyan oo EURO. Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qaar ka mid ah saraakiisha Midowga Yurub oo sheegeen in dib u dhiska dalka Soomaaliya ay ku bixi doonto in ka badan hal bilyan oo EURO.
You must be logged in to post a comment.