Advertisements

“To be quite honest with you, I am not familiar with Somalia at all” From what I hear on the news.

Murder victim Jenna CartwrightHis rights, as a convicted drug trafficker ordered deported to Somalia, were deemed more important than the guaranteed safety of Canadian citizens. And so, despite warnings that Bashir Gaashaan was a flight risk who posed a danger to the public, Canada’s Immigration and Refugee Board let him go — a freedom that lasted exactly one year and eight months. Continue reading

Advertisements

Firefighters in Leicestershire donate engine to Somalia.

Firefighters in SomaliaFirefighters from Leicestershire Fire and Rescue Service are donating one of their engines to Somalia today, to help the fledgling service get off the ground. The Mogadishu Fire and Emergency Services Department is still in its infancy and this will be only the fourth engine in its fleet. Continue reading

Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo Heshiis iskaashi ah Muqdisho ku kala saxiixday:- WAR-SAXAAFADEED.

HeshiiskaKusimaha Ra’isal Wasaaraha ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah marwo Fowziyo Yusuf Xaaji Aadan, Xubno ka tirsan golaha Wasiirada, Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, ayaa kulan la qaatay wafti ka socda dalka Shiinaha oo uu horkacayo Danjiraha u fadhiya Kenya Liu Guangyoun. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya oo kulamo gaar-gaar ah la qaatay Madaxweynaha iyo Ra’isal Wasaaraha dalka Yemen:- WAR-SAXAAFADEED.

???????????????????????????????Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ”Saacid” ayaa Maanta magaaladda Sanca ee dalka Yemen kula kulmay  Madaxweynaha dalka Yemen Cabdu Rabbuh Mansur iyo Ra’isul Wasaaraha dalkaasi Maxamed Saalim Bassanduwa, iyagoo ka wada hadlay iskaashi cusub oo dhex mara dalalka Soomaaliya iyo Yemen oo ay ka dhaxayso taariikh iskaashi, Ganacsi iyo mid dhaqan. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

%d bloggers like this: