Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayay ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Baladweeyne ee xarunta gobolka hiiraan, waxaana garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif si weyn ugu soo dhaweeyeen mas’uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan iyo dadweyne aad u fara badan. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu Hogaaminayay oo lagu soo dhaweeyay magaalada Baladweyne.
You must be logged in to post a comment.