Somalia’s Al-Shabab says it bombed Mogadishu eatery.

qarax (2)The Somali Islamist militant group al-Shabab has said it bombed a popular restaurant in the capital Mogadishu, killing 15 people. The group said it had attacked the Village restaurant because it is frequented by Somali MPs. Explosions ripped through the restaurant in the lunchtime attack, which apparently involved a car bomb and a suicide bomber. Continue reading

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo loo sameeyay Leyla Kanyare oo ka dhacday magaalada St. Galen ee dalka Switzerland.

IMG_0708[1]Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ay ka dhacday magaalada St. Gallen ee dalka Switzerland, taas oo loogu hambalyeynayay Layla Kanyare oo iyadu noqotay qofka kaliya ee loo gartay sanadkan 2013-da dalka Switzerland in ay hanatay qofka ugu muhiimsan ee caawisa dadka laga Tira badanyahay ee kunool gobolada St. Gallen. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Wafdi uu Hogaaminayay Aadan Madoobe oo si heer sare ah Maanta loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho.

???????????????????????????????Wafdi ballaaran oo uu horkacayay Hogaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba  Axmed Maxamed Islaam  (Axmed Madoobe) ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo ay garoonka diyaaradaha Aadan Cade ku soo dhaweeyeen masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay kamid ahaayeen wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka C/kariin Xuseen Guuleed, wasiirka warfaaafinta, isgaarsiinta iyo gaadiidka C/llaahi Ciilmooge Xirsi duqa magaalada Muqdisho Tarsan, madax kale iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda oo iyagu lulayay calanka Soomaaliya. HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN Continue reading

Shirweyne looga hadlayo xal u helidda dhibaatooyinka iyo Xagjirnimada oo Maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho.

Shirka XagjirnamadaShirweyne looga Hadlayo Xal u helidda dhibaatooyinka iyo Xagjirnimada oo Maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho, kaas oo ay kasoo qaybgeli doonaan boqolaal ka tirsan culummada Soomaaliyeed oo isaga yimid gudaha dalka iyo dibaddiisa. Continue reading

Shirweynihii Qaran ee geedi-socodka Siyaasadda ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho iyo Qodobbadii kasoo baxay.

shirweynaha SiyaasaddaShirweynihii Qaran ee geeddi-socodka siyaasadda dalka iyo higsiga sannadka 2016-ka ee lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho Jimcihii shalay ayaa waxaa kasoo baxay qodobbo dhowr ah, iyadoo qodobbadii laga dooday ay ka mid ahaayeen: dastuurka, dib u heshiisiinta, federaalka iyo qodobbo kale. Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo Xalay asho Sharaf u sameeyey ka Ergooyinkii ka Qayb-galay Shirkii Hiigsiga Siyaasadda.

Ergadii_Shirkii_Qaran_Casho.jpg1Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay xarunta Madaxtooyada casho sharaf ugu sameeyey kasoo qaybgalayaashii shirka siyaasadda oo shalay lagu soo gabagabeeyey Muqdisho. Continue reading

%d bloggers like this: