New Study: Somali-Americans send estimated annual $215 million in remittances.

somali-usaSince the civil war erupted in Somalia more than two decades ago, thousands of families have flocked to the United States and left some of their loved ones in the war-ravaged country, which now has one of the highest unemployment rates in Sub-Saharan Africa. Continue reading

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay xeerka Isgaarsiinta Qaranka sheegayna in la badbaadinayo Xawaaladaha Dalka.

Golaha_Wasiirada.jpg3Shirkii Khamiislaha ahaa ee golaha wasiirada ayaa waxaa maanta shir-gudoominaysay ku simaha ra’iisal wasaaraha ahna wasiirada arrimaha dibadda iyo Somalia, Fawsiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa maanta asnixiyay xeerka Isgaarsiinta Qaranka. Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo kormeeray mid ka mid ah Maraakiibta dagaalka ee Midowga Yurub.

Madaxweynaha_MarkabMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo kormeeray mid ka mid ah markab ay isticmalaan ciidamada badda Midowga Yurub ee ku sugan Soomaaliya, waxaanaa kusoo dhaweeyay xubno ka tirsan Midowga Yurub oo markaas ku dul-sugnaa, isagoo ku wareegay qaybaha uu markabkaas ka kooban yahay. Continue reading

Shirweynihii geeddi-socodka siyaasadda Soomaaliya oo Maalintii Afaraad galay looguna hadlay dhowr Qodob ah

Shirkii_Qaran_Shir-weynaha Qaran ee geeddi-socodka siyaasadda Soomaaliya iyo hiigsiga sannadka 2016-ka ayaa galay maalintii afaraad, iyadoo diiradda lagu saarayo qodobka dib-u-habbeynta hay’adaha dowladda iyo hagaajinta maamulka. Continue reading

%d bloggers like this: