Posted on September 4, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa manta kulan Muqdisho kula qaatay Wasiiradda Horumarka iyo Xiriirka Caalamiga ee dalka Sweden Gunilla Carlsson. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Waxaa kulankan ku wehliyey Ku Simaha R’aiisul Wasaaraha ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda Marwo Fowzia Yusuf Haji Adam, Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Wasiirka Xiriirka Caalamiga ee Sweden.
Posted on September 4, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa waxaa  uu maanta ku qabtay xarunta madaxtooyada magaalada Kismaayo Shir-jaraa’id, kaas oo uu uga warbixiyay arrimo badan oo ay kamid yihiin: heshiiskii ka dhacay magaalada Addis Ababa, dhameystirka maamulka iyo weliba shirarka ka dhici doona magaalooyinka Muqdisho iyo Kismaayo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Sh. Axmed Madoobe oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo, wuxuuna ka hadlay Arrimo oo la xiriira Heshiiskii Addis Ababa.
Posted on September 4, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Saaka ku waaberiistay magaalada Marko ee xarunta gobolka Shabeellada Hoose ayaa xalay la kulmay odayaasha iyo waxgaradka ku nool gobolkaas isagoo kala hadlay horumarinta dowladnimada. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya oo xalay kula kulmay magaalada Marko Waxgarad kasoo jeeda Gobolka Shabeellada Hoose.
Posted on September 4, 2013 by SomaliSwiss
Mudane Ban Ki-Moon ayaa sheegay in laga yaabo in Soomaaliya ay dib ugu laabato guuldarradii ay kasoo baxday, isagoo dalalka caalamka ugu baaqay inay diyaaradaha qummaatirga u kaca ee helicopters-ka ah ay ugu deeqaan ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, si ay ugu weeraraan Al-Shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo ka digay in Soomaaliya ay dib ugu laabato guul-daradii hore, kuna baaqay in AMISOM lagu taageero diyaarado.
Posted on September 4, 2013 by SomaliSwiss
Shirweynaha Qaran ee geedi socodka siyaasadda iyo Higsiga 2016 ka oo maanta galay maalintiisa Seddexaad ayaa dhinacyada ka qeybgalaya waxay ka sii ambaqaadayaan ka doodidda mustaqbalka siyaasada dalka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirweynaha Qaran Ee Geedi Socodka Siyaasada Dalka oo Ka Socda Muqdisho Maalintiisii Sadexaad.
You must be logged in to post a comment.