Posted on September 3, 2013 by SomaliSwiss
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Maaliyadda iyo qorsheynta ee Soomaaliya Abuukar Sheekh Cabdi Ibraahim, ayaa maanta Muqdisho ka furay shirkii wada-tashiga barnaamijka Hiigsiga Cusub “ New Deal†oo socon doona saddex maalmood. Shirkan ayaa waxaa kasoo qayb galay mas’uuliyiin ka kala socda laamaha dowladda, xildhibaanno iyo ururrada bulshada rayidka ah. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Barnaamijka Wada-tashiga Higsiga Cusub “New Deal†oo Maanta ka furmay Magaalada Muqdisho.
Posted on September 3, 2013 by SomaliSwiss
Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa beenisay war sheegaya in Weerar lagu qaaday Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya oo ku socday Marko ee gobolka Shabeellada Hoose, sida ay sheegtay Wakaalada Wararka ee fransiiska AFP in weerarkan lagu qaaday gaadiid uu la socday madaxweynaha Soomaaliya, sidaas waxaa laga soo wariyey Afhayeen Xarakada Al-Shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya, oo beenisay war sheegaya in Weerar lagu qaaday Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya oo ku socday Marko.
Posted on September 3, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellada Hoose, booqashan ayaa noqonayso tii ugu horreysay oo dhinaca dhulka ah uu madaxweynuhu  ku tago deegaanno ka mid ah dalka Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Safar dhulka ah ku tagay Degmada Marko ee Gobolka Shabeellada Hoose.
Posted on September 3, 2013 by SomaliSwiss
Ciidamada booliska Soomaaliyeed ayaa xalay xaafada Al-Baraka ee degmada Hodan ku dilay mid ka mid ah maleeshiyaadka Al-shabaab oo dhaawac u geystay Askari ka tirsan ciidamada amaanka degmaadasi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Degmada Hodan oo Xalay Toogasho lagu dilay Dhagarqabe Soo Weeraray Ciidamada Booliiska.
You must be logged in to post a comment.