Hana Abas Ibrahim waa gabar 16 jir ah kuna dhalatay magalada London. Runti waa gabar mudan ku dayasho wanaagsan iyada iyo inta lamidka ah. Hana waxay dhameysatay wax barashadeedii dugsiga sare GCSE. Waxaana lagu qoray news yada ka soo baxa magaalada London, gaar ahaan joornaalka loo yaqaan Camden News Journal boga sideedad. Run ahaanti maadooyinka ugu fiican waxbarashada waxay heysataa good grades.
Hana Ibrahim, Nasrine Djemai, Sofia Mohamed and Maryama Elmi
Hana Abas Ibrahim waa gabar 16 jir ah kuna dhalatay magalada London. Runti waa gabar mudan ku dayasho wanaagsan iyada iyo inta lamidka ah. Hana waxay dhameysatay wax barashadeedii dugsiga sare GCSE. Waxaana lagu qoray news yada ka soo baxa magaalada London, gaar ahaan joornaalka loo yaqaan Camden News Journal boga sideedad. Run ahaanti maadooyinka ugu fiican waxbarashada waxay heysataa good grades.
Maths: A*
English: A
Biology: A
Chemistry: A
Physics: A
Kuwa kale (Others) waxay haysataa B. Well done Hana. Sanadahana dambe waxaa aad uxoogeysanaya ardayda soomaaliyeed oo waxbarashada ka keensada buundooyin aad u fiican.
Mashallah!!!
Filed under: Yusuf Garabey |
You must be logged in to post a comment.