Posted on September 2, 2013 by SomaliSwiss
MOGADISHU, Somalia – Chatting women sitting outside makeshift homes at night is a new scene in a once-dark refugee camp in the Somali capital. In a city where darkness brings the threat of attack, recently installed solar lights are helping to ward off sexual assault. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Somalia: Solar lights protect against sex attacks.
Posted on September 2, 2013 by SomaliSwiss
Family and friends on Monday celebrated the life of Hussein Samatar – the first Somali-American elected to public office in Minnesota. Samatar, who served on the Minneapolis School Board, died Sunday, Aug. 25, of complications from leukemia, according to Minneapolis Public Schools. He was 45. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Samatar, 1st Somali Elected to MN Public Office, Dies.
Posted on September 2, 2013 by SomaliSwiss
Dowladda Soomaaliya iyo bangiga Islaamka ayaa maanta heshiisyo ku kala saxiixday magaalada Jeddah ee boqortooyada Sucuudi Carabiya, iyadoo halkaas ay ku sugnaayeen wafdi uu hoggaaminayo ra’isul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid). HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Soomaaliya iyo Bangiga Islaamka oo heshiis ku kala saxiixday magaaladda Jeddah ee dalka Sucuudiga.
Posted on September 2, 2013 by SomaliSwiss

Hana Abas Ibrahim waa gabar 16 jir ah kuna dhalatay magalada London. Runti waa gabar mudan ku dayasho wanaagsan iyada iyo inta lamidka ah. Hana waxay dhameysatay wax barashadeedii dugsiga sare GCSE. Waxaana lagu qoray news yada ka soo baxa magaalada London, gaar ahaan joornaalka loo yaqaan Camden News Journal boga sideedad. Run ahaanti maadooyinka ugu fiican waxbarashada waxay heysataa good grades. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off on ARDAY SOOMAALIYEED OO FARA BADAN OO GUULA KASOO HOYAY WAXBARASHADA WADANKA INGIRIISKA.
Posted on September 2, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirweyne looga hadlayo siyaasadii lagu hagi  lahaa dalka  Soomaaliya ee Mustaqbalka soo socda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo Muqdisho ka furay shirweyne looga hadlayo siyaasada dalka ee Mustaqbalka soo socda.
Posted on September 2, 2013 by SomaliSwiss
DUBAI // The third annual international counter-piracy conference to take place in the emirate will focus on rebuilding the nation of Somalia, according to the organisers. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dubai anti-piracy conference to focus on rebuilding Somalia.
Posted on September 2, 2013 by SomaliSwiss
Maamul Goboleedka Puntland ayaa soo dhoweeyey heshiiskii ay Arbacdii lasoo dhaafay magaalada Addisa Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ku kala saxiixdeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka kumeel gaarka ah ee Jubba. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Maamul Goboleedka Puntland oo taageeray heshiiskii Dowladda Somalia iyo Maamulka Jubba ay ku gaareen Magaalada Addis Ababa.
You must be logged in to post a comment.