Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta la Kulmay Danjirayaasha Dalalka Soomaaliya ku leh Safaaradaha iyo Wakiillo kala duwan.

???????????????????????????????Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho kula kulmay dajirayaasha dalalka ku leh safaaradaha Soomaaliya iyo wakiillada ururrada calaamiga ah, wuxuuna ka codsaday inay taageeran heshiiskii dowladda iyo maamulka Jubba ay ku gaareen magaalada Addis Ababa e dalka Itoobiya. Continue reading

Ra’iisul wasaaraha dalka Yemen oo ka badbaadey isku-day dil oo la doonayey in lagu khaarijiyo.

Mohammed-SalemRa’isal wasaaraha dalka Yemen Muxammad Saalim ayaa gelinkii dambe ee shalay ka badbaadey isku-day dil oo lagu doonayey in lagu khaarijiyo. Sida lagu soo warramay┬á Afar nin oo ku hubeysnaa qoryaha darandooriga u dhaca, ayaa lagu soo warramayaa in kolonyo gaadiid ah oo gelbineysey Basindawa ay ku weerareen inta u dhexeysa xafiiska ra’iisul wasaaraha iyo gurigiisa. Continue reading

%d bloggers like this: