Advertisements

Dowladaha Maraykanka, Britain iyo Faransiska oo qorsheynaya inay si wadjir u weeraraan Saldhigyada Al-Shabaab ee gudaha Soomaaliya.

US-UK-FranceDowladaha Maraykanka, Britain iyo Faransiska  ayaa la sheegay in ciidamadooda ay wadaan qorshe ay isku-bahaysanayaan inay si wadjir weeraro ugu qaadi doonaan Saldhigyada ay Al-Shabaab ku leeyihiin gudaha SoomaaliyaSidaas waxaa lagu soo qoray Wargeyska The Daily Star ee ka soo baxa wadanka, sidoo kale wargeyska waxaa lagu sheegay in weerarkaas ay jawaab celin u tahay weerarkii lagu qaaday xarunta Westgate ee magalada Nairobi ee wadanka Kenya. Continue reading

Advertisements

Hey’ada Sirdoonka Ingiriiska ee MI5 oo ku Raad joogto 60 qof oo lagu tuhmaayo inay ka mid yihiin Al-shabaab.

al-shabaab.jpg11Sida lagu soo warramay Hay’ada sirdoonka Ingiriiska ee MI5 ayaa waxay  ku Raad joogto 60 qof oo lagu tuhmaayo inay ka mid yihiin kooxo argigixisada Al-shabaab oo ku dhuumaaleeysanaya dalka Britain. Continue reading

MI5 fears over 60 Somali jihad plotters in UK

Al-ShabaabMORE than 60 Somali extremists have been placed on a special MI5 watchlist as British security services tighten surveillance in the aftermath of last week’s attack in Kenya. Continue reading

Dhacadadii Westgate Mall oo maanta Baarlamaanka Kenya su’aalo ka weydiinaya saraakiisha Amniga iyo wasiirka Gudaha Kenya..

Barlamaanka kenyaBaarlamaanka dalka Kenya ayaa lagu wadaa in manta ay  su’aalo ku saabsan weerarkii Westgate Mall weydiiyaan saraakiisha laamaha ammaanka, sida booliiska iyo nabadsguidda iyo sidoo kale wasiirka arrimaha gudaha dalkaas, Joseph Ole Lenku. Continue reading

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo Saakey dib ugu soo nabad noqday Laabtay Dalka.

Madaxweyne xasan oo soo laabtay.jpg1Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Saakey dib ugu soo nabad noqday Laabtay Dalka, waxaana  garoonka diyaaradaha Aadan Cadde si diiran ugu soo dhaweeyay gudoomiyaha Baarlamanka,  ku simaha R/wasaaraha, Wasiirro, xildhibaanno iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida. DAAWO VIDEO. Continue reading

Ciidmada Ammaanka Soomaaliya oo xalay soo qabteen 7 qof Hub iyo Walxa qaraxa ku heystay guri ku yaala Degmada Shibis.

Hub la qabtayWaxaa xalay ciidamada ammaanku Soomaaliya ay howlgal ka sameeyeen qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho, waxaana lagu soo qabtay dad la rumeysan yahay iney ka tirsan yihiin Xarakada Al-Shabaab, oo hub iyo walxaha qarxa ku heystay guri ku yaala degmada shibis. Continue reading

Hoggaamiyihii weerarkii Westgate Mall oo la sheegay in uu Sarkaal hore oo ka tirsanaa Ciidamada Gaarka ah ee Kenya.

hoggaamiyihii Westgate_terrorQaar ka mid ah Warbaahinta dalka Kenya, gaar ahaan Telefishinka Channel 4 ayaa sheegay in la ogaaday in weerarkii xarunta ganacsiga ee Westgate Mall uu hoggaamiye ka ahaa nin u dhashay dalka Kenya oo horay uga tirsanaa ciidamada gaarka ah ee dalkaas. Continue reading

%d bloggers like this: