Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo u dhoofay dalka Sucuudiga Carabiya.

Ra'iisul_Wasaare_SaacidRa’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi  Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gellinkii dambe ee maanta ka dhoofay Muqdisho, iyagoo u dhoofay dalka Sucuudiga Carabiya, halkaas oo la sheegay inuu u tagay cimro iyo ka qayb-galka shir aan faahfaahin laga bixin oo ka dhacayay magaalada Riyadh ee xarunta dalkaas. Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka hadlay Waxqabadka Dowlada Muddadii Sanadka aheyd ee ay Jirtay.

Madaxweyne Xasan.jpg6Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa mudane Xasan Sheekh maxamuud ayaa maanta marti u ahaa barnaamijka kulanka Todobaadka ee sida tooska ah uga baxaya  Radio Muqdisho Iyo Tefeshinka Qaranka  ayaa ka hadlay waxqabadka dowladda muddadii sanadka aheyd ee la soo dhaafay. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA OO DHAMEYSTIRAN Continue reading

Ciidamada Nabad-sugidda Soomaaliya oo Gacanta Ku Soo dhigay Maleeshiyaad Isugu Jira Al-Shabaab iyo Ajnabi

Howlgal-BooliisCiidamada ammaanka ee dowlada ayaa howlgal ay xalay ka sameeyeen magaalada Muqdisho waxa ay ku soo qabqabteen maleeshiyaad farabadan oo ka tirsan Alqaacidda oo ay ku jiraan horjoogayaal. Continue reading

Wafdi ay hoggaamineysay Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dib ugu Soo laabtay Dalka.

Wasiiradda FowzioWasiirka arrimaha dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabatay kadib booqasho qaadatay hal todobaad oo ay ku tagtay dalka Shiinaha. Continue reading

Baarlamaanka Boqortooyada dalka Ingiriiska oo diiday in lagu duulo dalka Syria.

Baarlamaanka IngiriiskaBaarlamaanka wadanka ingiriiska ayaa gaashaanka u daruuray qorshe ay dawladda Britain waday oo taageero loogu raadinayay in duulaan lagu qaado dalka Syria. Continue reading

%d bloggers like this: