Golaha Wasiirrada Somalia oo Ansixiyay Heshiiskii Dowladda iyo Maamulka Jubbooyinka ay ku gaareen Addis Ababa

Golaha_Wasiirada.jpg1Golaha wasiirrada xukuumadda Somalia ayaa maanta ansixiyay heshiiskii ay dowladda Somalia iyo maamulka Jubba ay ku kala saxiixdeen magaalada Addis  Ababa ee xarunta Itoobiya, iyadoo sidoo kalena ay wasiirradu ansixiyeen qorshaha uu booliiska Soomaaliya ku shaqeynayo afarta sano ee soo socota. Continue reading

Madaxweynaha oo Muqdisho Kula Kulmay Wafdi Qiimeynaya sidii QM ay Ciidammo u keeni lahayd Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya.jpg2Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Arbacadii shalay guddi ka socda Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika oo howshoodu tahay inay qiimeyn ku sameeyaan sidii ciidammo Qaramada Midoobey ka socda oo nabad illaalin ah loo keeni lahaa Soomaaliya. Continue reading

Wasaaraha Somalia oo Kormeer ku tegay Xarunta Bankiga dhexe oo ka billaabmay bixinta Mushaharka Shaqaalaha Dowladda.

Kormeer_Saacid2Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa saaka kormeer ku tegay bankiga dhexe ee Soomaaliya, halkaasoo ay ka soconeyso bixinta mushaharka shaqaalaha rayidka ah ee hay’adaha dawladda. Continue reading

%d bloggers like this: