Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka KMG ah ee Jubbooyinka oo Heshiis ku kala Saxiixday magaalada Adis Ababa ee Dalka Itoobiya.

Shirka JubbalandWaxaa galinkii dambe ee maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Adis ababa ee caasimada dalka Ethopiya wada hadalo maalmahaan halkaasi uga socday dowlada soomaaliya iyo maamulka Sheekh Axmed Madoobe,iyadoo halkaasi lagu saxiixday heshiis ka kooban dhowr qodob. Continue reading

Shirkii Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Jubbaland oo heshiis buuxa lagu gaaray.

shirka-jubbaland Addis Ababa.jpg1Shirkii toddobaadyadan uga socday magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ergooyin ka kala socday dowladda Somalia iyo maamulka Jubbaland ayaa lagu gaaray heshiis buuxa, iyadoo lagu wado in ergooyinka ay si rasmi ah u saxiixaan heshiiskan gellinka dambe ee maanta oo Arbaco ah. Continue reading

Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo Maanta soo Cago-dhigaty Diyaarad Weyn oo laga leeyahay Waddanka Turkiga.

Turkish_Airlines2013Waxaa maanta barqdii soo cago-dhigato garoonka diyaaradaha Muqdisho diyaarad weyn oo dalka Turkiga laga leeyahay, taasoo aan horay u imaan magaalada Muqdisho. Continue reading

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Axmed Madoobe oo cadaadis lagu saaraya inay heshiis gaaraan.

Addis Ababa.jpg1Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa waxaa maalmahaan  shir uga socdo guddiyo ka kala socda Dowladad Federaalka iyo maamulka Axmed Madoobe ee Juballand ayaa sheegaya in la isku mari la’yahay qaar ka mid ah qodobada looga hadlayo. Continue reading

Dowladda Turkiga oo Shaaca ka qaaday iney dedejineyso dib U dhiska Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde

ardayda turkiga45Dowladda Turkiga ayaa sheegtay iney xoojineyso mashaariicda hormarineed ee ay ka waddo gudaha magaalada Muqdisho,  ayadoo mashaariicdaasi ee ugu horeeyo dib u dhiska Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Continue reading

%d bloggers like this: