Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ku dhawaaqay Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha iyo Guddiga AmnigaMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku dhawaaqay in dhidibbada loo     aasaasay Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo leh Xogheyn gaar ah oo dabagal ku sameysa fulinta go’aanadda Golaha Amniga Qaranka. Continue reading

Qaar ka mid ah Beelaha dega Dooxada Jubba oo shirka Addis Ababa u Aqoonsadeen inuu dhex marayo Beel iyo Dowlad.

shirka-jubbaland Addis AbabaWadahadaladii Dowladda iyo Jabhadda Raaskiyambooni ayaa wuxuu galay weji Cusub, waxaana xaaladu markii hore ahayd, mid degan oo ku eg  maamulka Jubbooyinka Garabka Axmed Madoobe iyo Dowladda. Continue reading

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay inay qabanayso shirweyne looga hadlayo Arrimaha Siyaasadda Dalka.

Afhayeenka dowladdaDowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in bisha September ee soo socota la qaban doono shirweyne Qaran oo socon doona muddo shan maalmood ah si bulshada looga qayb-geliyo siyaasadda dalka. Continue reading

Ergayga QM ee Arrimaha Soomaaliya oo beesha Caalamka ugu baaqay in Soomaaliya laga Taageero sidii ay Cagaheeda ugu Istaagi lahayd.

Danjire Nicholas_KayErgayga Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa ugu  baaqay beesha Caalamka in Soomaaliya laga Taageero sidii ay Cagaheeda ugu Istaagi lahayd mar kale . Continue reading

%d bloggers like this: