Posted on August 26, 2013 by SomaliSwiss
Gudoomiyaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay xiliga uu furmayo Kalfadhiga Seddexaad ee Xildhibaannada Golaha Shacabka. Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in Kalfhadhiga Seddexaad ee Baarlamaanka Dalka uu furmayo 10ka bisha September ee fooda nagu soo heeysa hadduu Alle raali ka noqdo, lana bedelay halkii horey looga qorsheeyey 02-September. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Gudoomiyaha Baarlamanka oo ku dhawaaqay Xilliga uu Furmayo Kalfadhiga Seddexaad Ee Golaha Shacabka…
Posted on August 26, 2013 by SomaliSwiss
Ra’isal wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Marwo Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa kulan la qaadatay ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka Shiinaha Mr. Wang Yang. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo maanta La Kulantay Ra’iisul wasaare ku Xigeenka Dalka Shiinaha.
Posted on August 26, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Kulamo la qaatay safiirrada Maraykanka iyo Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, waxaana laga wadahadlay, qorshaha siyaasaddeed ee dowladda, waxqabadkii sannadkan iyo arrimo  kale oo muhiim ah. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sh. Maxamud oo maanta la kulamay Safiirada Maraykanka iyo Midowga Yurub ee Soomaaliya.
Posted on August 26, 2013 by SomaliSwiss
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in Seddexda Bilood ee ugu dambeeysa sanadkan dib loo howlgelin doono Shirkaddii Duulimaadyada ee aynu laheyn ee Somali Airline ayadoo markalena ay Xukuumaddu ku celisay baaqii ku aadana in dadka deggan xarumaha Shirkadda Somali Airline ay banneeyaan si loogu shaqeeyo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka warfaafinta oo ku dhawaaqay in shirkaddii duulimaadyada Somali Airline dib loo howlgelin doono dabayaaqada Sanadkan.
Posted on August 26, 2013 by SomaliSwiss
Shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha ayaa Ballanqaaday iney dib u dhis ku sameyneyso dhowaan Golaha Murtida iyo Madadaallada (National Teater), Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee Banaadir iyo Garoonka Ciyaaraha (Stadium Muqdisho), kadib kulan ay Mas’uuliyiinta Shirkadaasi ay magaalada Shangahai kula qaateen Ra’isulwasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Shiinaha oo dib u dhis ku sameynaysa Tiyaatarka Qaranka, Garoonka Stadium Muqdisho iyo Isbitaal Banaadir.
Posted on August 26, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa shalay galab oo Axadda ahayd taariikhduna ku beegneyd 25.08.2013, ka dhacay Masjidka Turkiga ee Magaalada Zürich Muxaadaro Diini ah oo loogu hadlayey dembiyada ay keeni karto Isha qofka iyo Dacwada Islaamka, waxaana Muxaadaradaas bixinayey Sheikh Cabdulqaadir  Cali Canbe oo had iyo jeer noogu yimaada magaalada London ee dalka Britain. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Masjidka Turkiga ee magaalada Zürich oo shalay galab lagu qabtay Muxaadaro Diini ah oo gundhig u aheyd dembiyada ay keeni karto Isha qofka.
You must be logged in to post a comment.