Wasiirka arrimha dibadda Soomaaliya ahna Ra’iisulwasaare ku xigeen Marwa Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo booqasho ku joogta wadanka Shiinaha ayaa ku guda jirta socdaalo ay ku tageeyso gobolada dalkaasi, waxaa ayna kulamo la leedahy madaxda goboladaasi.
Murwa Fowsiyo Yuusuf Xaaji ayaa booqatay Dowlad goboleedka Iner Mongolia ee dalka Shiinaha  waxayna la kulantay madaxwaynaha dowlad goboleedkaasi  iyagoo ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo ay ugu muhiimsanyihiin iskaashi dhexmara labad dhinac iyo sidii Shiinuhu ay u taageri lahaayeen horumarka Soomaaliya ka socda.
Wasiirka arrimha dibadda Soomaaliya Murwa Foowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa lagu wada in ay booqato goobo muhiim ah oo ku yaala doowlad goboleedka  Iner Mongolia
Sida aad ula socotaan Wafdiga ay hogaamineeyso R/wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimha dibadda Soomaaliya  ayaa horay u booqday magaalada Shangahaay ee aj magaalada ganacsiga ee dalkaasi.
Murwa Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa waxay hore ula kulantay duqa magaalada Shangahai, Â waxana ay kala hadashay sidii loo mataaneeyn lahaa magaalooyinka Muqdisho iyo Shangahai,iyo Shirkado ganacsi kuwaas oo balan qaaday in ay Soomaaliya maalgashi ku samaysanayaan.
SomaliSwiss   Mongolia
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.