Posted on August 25, 2013 by SomaliSwiss
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shirka magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya uga socda ergooyinka ka socda dowladda Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland, iyadoo wararkii ugu dambeeyay ay sheegayaan in dhinacyadu ay ku heshiiyeen dhowr qodob, balse ay weli jiraan kuwo la isku mari la’yahay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya shirka dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Jubbaland uga socda.
Posted on August 25, 2013 by SomaliSwiss
Shirkii Dalalka Geeska Afrika ee ka socday Wadanka Sweden oo ay ka qeybgaleen ergooyin badan oo ka kala ytimid dalalka Geeska Afrika ayaa la soo gebagebeeyay, waxaana ka soo baxday natiijo muhiim ah. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirkii Dalalka Geeska Afrika ee ka socday Wadanka Sweden oo la soo gebagebeeyay.
Posted on August 25, 2013 by SomaliSwiss
Wadahadalladii dowladda Soomaaliya iyo maamulka sheegtay Jubbaland uga socday magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ay ahaayeen kuwo aanay warar badan kasoo baxayn ayaa haddana waxaa la sheegay in shalay gellinkii dambe lagu kala dareeray. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wadahadalladii u dhexeeyay Dowladda Soomaaliya iyo maamulka sheegtay Jubbaland oo qarka u saaran inuu burbur.
Posted on August 25, 2013 by SomaliSwiss
Maxkamadda sare ee Masar ayaa maanta oo Axad ah dhegeysaneysa dacwad ka dhan ah saddex kamid ah hoggaamiyeyaasha sar-sare ee ururka Ikhwaanul Muslimiinka, kuwaas oo kala ah hoggaamiyaha guud ee ururka Muxammad Badiic iyo labo nin oo ku-xigeeno u ah, laguna kala magacaabo Kheyrat Shaadir iyo Rashaad Biyuumi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Maxkamadda sare ee Masar oo billaabaysa dhegeysiga dacwad ka dhan ah hoggaamiyeyaasha ururka Ikhwaanul Muslimiin
Posted on August 25, 2013 by SomaliSwiss
Wasiirka arrimha dibadda Soomaaliya ahna Ra’iisulwasaare ku xigeen Marwa Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo booqasho ku joogta wadanka Shiinaha ayaa ku guda jirta socdaalo ay ku tageeyso gobolada dalkaasi, waxaa ayna kulamo la leedahy madaxda goboladaasi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on R/wasaare Ku Xigeen Ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Ku Guda Jirta Socdaallo Ay Ku Mareyso Gobollada Shiinaha
Posted on August 25, 2013 by SomaliSwiss
Sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka Taliyaaniga in Ciidamada illaalada xeebaha dalka Talyaaniga ay ka soo sanmata bixiyeen in ka badan 200 oo ruux oo tahriibayaal Soomaali u badan odoonyihii ay la socdeen kula ciladoobeen xeebaha wadanka Talyaaniga. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Tahriibayaal Soomaali u badan oo ay ciidamada ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga ka soo bad baadiyeen badda Mediterranean.
Posted on August 25, 2013 by SomaliSwiss
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Boostadda, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Soomaaliya Mudane C/laahi Ciilmooge Xirsi ayaa shalay kulan la qaatay mas’uuliyiinta ka socotay shirkadaha diyaaradaha ee dalka ka howlgala, waxaana kulankaas looga hadlayay arrimo badan oo la xiriira howlaha duulimaadyada dalka iyo sida loola macaamilo rakaabka ku safra diyaaradaha. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qodobadii ugu muhiimsanaa ee laga soo saaray kulankii Shirkadaha Diyaaradaha ka shaqeeya dalka Soomaaliya.