Somali woman researches health risks of skin-lightening practices.

Amira AdaweThe study added: “It should also be noted that mercury … can be transferred from mother to infant through breast milk.” For some Somali women, having lighter skin tone is the ultimate beauty goal and they use skin products containing dangerous chemicals to reach that goal, according to a new University of Minnesota study. Continue reading

Wasiirka warfaafinta oo la kulmay mas’uuliyiinta shirkadaha duulimaadka diyaaradaha ee dalka.

???????????????????????????????Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Boostadda, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Soomaaliya Mudane C/laahi Ciilmooge Xirsi ayaa maanta kulan la qaatay mas’uuliyiinta ka socotay shirkadaha diyaaradaha ee dalka ka howlgala, waxaana kulankaas looga hadlayay arrimo badan oo la xiriira howlaha duulimaadyada dalka iyo sida loola macaamilo rakaabka  ku safra diyaaradaha. Continue reading

Afhayeenka AMISOM oo beeniyay eedeyntii lagu soo eedeeyey Askari ka tirsan AMISOM inuu kufsaday Haweeney Soomaaliyeed.

Amisom Col_-XaamudCol. Cali Aadan Xumad oo ah Afhayeenka AMISOM, ayaa maanta ka hadlay kufsi loo geystay haweeney Soomaaliyeed kaas oo la sheegay inuu geystay askari ka tirsan ciidamada AMISOM oo ku sugan saldhig ay ku leeyihiin Maslax oo ku taalla waqooyi Muqdisho. Continue reading

%d bloggers like this: