Posted on August 22, 2013 by SomaliSwiss
The Banadiir stadium in Somalia’s capital Mogadishu was built in 1956, four years before the country’s independence from Italy. Only until recently it was under the control of al-Shabaab, the Somalia-based cell of al-Qaeda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Bringing football back to life in Somalia.
Posted on August 22, 2013 by SomaliSwiss
Somalia’s government vowed Wednesday to deliver justice in the case of a local woman who alleged she was gang raped by African Union troops and Somali soldiers. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Somalia vows action over alleged rape by AU troops.
Posted on August 22, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xariga ka jaray iskuul laga furay deegaanka Jazeera ee duleedka Muqdisho oo wax lagu bari doono carruur Soomaaliyeed, kaasoo dhismihiisa uu hirgeliyay ururka Midowga Afrika. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta Xariga ka jaray Iskuul Carruurta wax lagu barayo oo laga hirgeliyay Muqdisho.
Posted on August 22, 2013 by SomaliSwiss
Kulankii Khamiislaha ahaa ee Golaha wasiiradda Soomaaliya ayaa waxaa maanta looga hadlay qodobbo dhowr ah oo la xariira amniga, falkii shalay lagu dhaawacay haweeney dalka Sweden u dhalatay iyo codsi Golaha wasiiradda Soomaaliya ay u jeediyeen golaha ammaanka ee Qaramada midoobay oo la xariira in xorriyadiisa dhaqdhaqaaq loosoo celiyo ganacsade Axmed Nuur Cali Jimcaale. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Golaha wasiiradda Soomaaliya oo Golaha Ammaanka QM ka codsatay in xayiraada laga qaado Ganacsade Soomaali ah
Posted on August 22, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynihii hore ee dalka Masar, ayaa lagu xukumay xabsi guri, kaddib markii laga sii daayay maanta xabsigii ku jiray, sida lagu shaaciyay warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha Masar. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynihii hore ee Dalka Masar, Maxamed Xusni Mubaarak oo lagu Xukumay Xabsi Guri.
Posted on August 22, 2013 by SomaliSwiss
Gunmen have killed two men and wounded Swedish politician Ann-Margarethe Livh, 64, after firing on their vehicle in Somalia’s capital, Mogadishu, officials say. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Swedish politician attacked in Somalia’s Mogadishu.
You must be logged in to post a comment.