Munaasabad tababar loogu xirayey shaqaalaha wasaaradda arrimaha gudaha ee Soomaaliya oo Maanta Muqdisho loogu Gunaanada.

Wasiirka GudahaMunaasabad tababar loogu xirayey shaqaalaha waaxyaha kala duwan ee wasaaradda arrimaha gudaha iyo Amniga qaranka ee Soomaaliya,  ayaa lagu soo gaba gabeeyay magaalalada Muqdisho, iyadoo tababarkaasi uu socday  Saddex maalin, kaas oo lagu qabtay  Xarunta hey’adda  wadahadalka Bulshada ee CRD. Continue reading

Sheikh Fu’aad Shangole oo sheegay inay go’aansadeen joojinta garaacii ay dadka garaaci jireen ayna bilaabeen indadka ay baraan diinta Islaamka.

Sheikh ShongoleSheikh Fu’aad Maxamed Shangole oo ka mid ah saraakiisha sarsare ee Al-shabaab ayaa sheegay inay go’aansadeen joojinta garaacii ay dadka garaaci jireen ayna bilaabeen inay dadka baraan diinta Islaamka. Continue reading

Baarlamaanka Somaaliya oo Sannad Jirsaday iyo Guddoomiyaha oo ka hadlay wixii u Qabsoomay Muddadii ay Jireen.

Guddoomiye B. JawaariWaxaa maanta hal sano jirsaday Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaana arrintaas ka hadlay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari wuxuuna sheegay inay wax badan u qabsoomeen halkii sano ee ay shaqeynayeen. Continue reading

%d bloggers like this: