Posted on August 20, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxmuud oo ay wehliyaan Xubno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Xalay si weyn loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Adis Ababa ee Wadanka Itoobiya kadib markii Casuumaad rasmi ah uu ka helay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul-Wasaaraha Itoobiya oo Xalay kulmeen Xarunta Madaxtooyada dalka Etoobiya.
Posted on August 20, 2013 by SomaliSwiss
Dowlada Turkiga ayaa shaacisay in dhaqaale hor leh oo ay ugu deeqday Soomaaliya iyadoo dhinaca kalena sheegtay inay soo gabagaboobay qaybtii hore ee howlihii gargaarka ee ay ka wadey dalka Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowlada Turkiga oo Sheegtay inay Soo gebagebeeysay qaybtii hore ee gargaarkii ay Ka waday Soomaaliya.
Posted on August 20, 2013 by SomaliSwiss
Wafdi ay hoogaaminayso Ra’iisul-wasaare ku xigeenka dowladda Federaalka soomaaliya, ahna wasiirka arrimaha dibadda fowsiyo yuusuf xaaji aadan ayaa shalay ka ambabaxay magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda dalka shiinaha oo ay casuumaad ka heleen. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’isul-waaare xigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku sii jeeda dalka Shiinaha…
Posted on August 20, 2013 by SomaliSwiss
Wararka ka imaanaya dalka Masar ayaa sheegaya in ciidanka amaanka ee dalka Masar oo kaashanaya ciidanka sirdoonka ay gacanta ku dhigeen saaka hogaamiyihii Ikhwaanul Muslimiinta Sheekh Maxamed Badiic, waxaana ciidanka ay ka soo qabteen xaafada Nasr City ee uu degganaa gudoomiyaha Ururka Ikhwaan Muslimiinta. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidanka Melatariga ee dalka Masar oo gacanta ku dhigay hogaamiyihii Ikhwaanul Muslimiin Dr Maxamed Badiic.
You must be logged in to post a comment.