Posted on August 19, 2013 by SomaliSwiss
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay inay Soomaaliya ka caawinayso adkeynta ammaanka iyo dib u dhiska haya’daha amniga kaddib markii Al-shabaab ay weerarro la beegsaday shaqaalaha Turkiga ah ee samafalka u jooga Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Turkiga oo shaacisay inay tababarro siinayso ciidamada Booliiska iyo kuwa Nabad-sugidda Qaranka Soomaaliya .
Posted on August 19, 2013 by SomaliSwiss
Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/llaahi Ciilmooge Xirsi ayaa Ummadda Soomaaliyeed ugu baaqay in ay u istaagaan sidii looga badbaadin lahaa marxaladda uu dalka ku jiro. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Warfaafinta oo ugu baaqay Ummadda Soomaaliyeed inay Ka qayb-qaataan dib U dhiska Dalkooda.
Posted on August 19, 2013 by SomaliSwiss
Wafdigii Uu Hogaaminayay Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa Saakay Dib ugu Laabtay Dalka, wuxuuna maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kadib markii muddo ku dhow todobaad uu booqasho ku joogay dalka Uganda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdigii Uu Hogaaminayay Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo Saakay Dib Ugu Laabtay Dalka.
Posted on August 19, 2013 by SomaliSwiss
Shirkad loogu magac daray Da’uus oo ah shirkad ay ku midaysan yihiin ganacsato Soomaali ah saldhiggeeduna yahay gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, isla markaana soo saarta alaabaha nadaafadda dhallaanka ee Nuna iyo Bilan oo ay dumarku isticmaalaan ayaa haatan wadda ururinta malaayiin doollar oo ay ku maal-geliso waddamo badan oo ku yaala bariga Afrika oo ay Soomaaliya ka mid tahay, si ay u gaarsiiso adeegyadeeda ganacsi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirkad ay ku midaysan yihiin ganacsato Soomaali ah saldhiggeeduna yahay gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.