Posted on August 18, 2013 by SomaliSwiss
British bank Barclays has suspended money transfers to Somalia over fears that some of the cash may be used to fund terrorist organizations. Somali expatriates send $1.3 billion (£850 million) to their families in Somalia every year. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on British bank Barclays suspends Somali cash transfer.
Posted on August 18, 2013 by SomaliSwiss
Mohammed Farah has done it again! Already crowned on 10000m, the Briton Mo Farah realized a great double by winning the 5000m in the World Championships in Moscow. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Somalia: World Athletics – Mohammed Farah in the Legend.
Posted on August 18, 2013 by SomaliSwiss
Mr. Nicholas Kay oo ah Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, ayaa walaac kulul ka muujiyay eedeyn ku aaddan kufsi ka dhacay xero militeri oo ay leeyihiin AMISOM, wuxuuna xusay inuu soo dhaweynayo go’aaanka ay qaateen dowladda Somalia iyo AMISOM ee ay ku sameyeeyeen guddi baara eedeymaha. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Soomaaliya oo ka hadlay Eedeynta kufsi ee ka dhacay Xerada AMISOM.
Posted on August 18, 2013 by SomaliSwiss
Xaflad si wayn loo soo agaasimay oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin iyo boqollaal dadweyne ah ayaa magaalada Nairobi loogu sameeyay wasiirka warfaafinta,boostada iyo gaadiidka Soomaaliya C/laahi Ceelmooge Xirsi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo xaflad ballaaran oo soo dhawayn ah loogu sameeyay magaalada Nairobi.
Posted on August 18, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kula kulmay odayaasha Beesha Habar Gidir iyo Sheekh Xasan Daahir Aweys, shirkaas oo looga hadlayey dhowr qodob oo la xiriira arrinta Sheekh Xasan Daahir Aweys. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Xarunta Madaxtooyada kula kulmay Beesha Habar Gidir & Xasan Daahir Aweys.
Posted on August 18, 2013 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo maalmahan socdaal shaqo ku joogay dalka Uganda ayaa maanta la kulmay madaxweynaha Uganda, Yoweri K. Museveni iyagoo kawada hadlay arrimmo quseeya labada dal. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Dalka Uganda oo Xarunta Madaxtooyada Kampala kulan kula yeeshay Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya.
You must be logged in to post a comment.