Somalia executes man guilty of killing journalist.

dil toogashoMOGADISHU, Somalia – Somalia’s government on Saturday executed a man who was convicted of murdering a journalist, a military official said, the first such execution in a country where those who kill media workers often evade justice. Continue reading

HEES QIIRA LEH: AL-FANAAN CABDI DIINI IYO HEESTII SOOMAALAAY DUQ & WIIL.

Screen Shot 2013-08-18 at 00.18.28

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA Continue reading

Gudigii loo xilsaaray in ay soo baaraan Eedeymadii kufsiga ahaa ee ay geysteen ciidamada AMISOM oo Maanta guda galay howlihii loo igmaday.

Wasiirada Adeegga Bulshada SomaliaGuddi uu Ra’iisul-wasaare, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) uu u xilsaaray in baaritaan lagu soo sameeyo haweeney la sheegay inay kufsi u geysteen ciidamada AMISOM oo ahaa guddi heer wasiir iyo mid farsamo ayaa maanta howshoodii ugu horreysya billaabay, iyagoo u tagay gabadhii dhibbanaha ahayd. Continue reading

Saraakiil Kenyan ah oo maanta lagu dilay magaalada Gaarisa ee dalka Kenya.

Gaarissa.jpg2Masuul ka tirsan Maamulka magaalada Gaarisa ee wadanka Kenya ayaa sheegay in 4-sarkaal oo kuwa booliska wadanka Kenya toogasho loogu dilay gudaha magaaladas oo ku taala dhanka soodinta Kenya ay Soomaaliya kala wadaagto. Continue reading

Wafdigii uu hogaaminayey Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo la kulmay Jaalliyadda iyo Ardayda Soomaalida ee ku dhaqan Uganda.

GWafdigii uu hoggaaminayey Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya 4udoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdigii uu hogaaminayo ayaa magaalada Kampala kulan kula qaatay Jaalliyadda iyo Ardayda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkan Uganda. Continue reading

HEESAHA FADUMIINA

Screen Shot 2013-08-17 at 01.39.58

HOOS KA DAAWO HEESTA Continue reading

%d bloggers like this: