Saraakaal u hadlay Dowladda Turkiga oo ku dhawaaqay inay sii wadayso howlaha Samafalka ah ee ay ku siinayso Shacabka Soomaaliyeed.

Shirka_Turkiga_ee_Somalida4Saraakaal u hadlay  Dowladda Turkiga ayaa sheegay inay sii wadayso howlaha samafalka ah ee ay ku caawinayso Soomaaliya, kaddib markii hay’adda MSF ay maanta joojisay dhammaan gargaarradii ay dalka Soomaaliya ka wadday, kaddib markii ay sheegtay in shaqaalaheeda si toos ah loo beegsado. Continue reading

Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Kenya oo sheegtay in Qoxooti Soomaali ah ay si iskooda ugu laabtay Soomaaliya.

Qaxooti2Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Kenya ayaa shaacisay in 80,000 kun qoxooti Soomaali ah oo ku noolaa dalkeeda ay si iskood ah ugu laabteen Soomaaliya, iyadoo sheegtay inaan qoxootigaas si khasab ah looga bixin Kenya. Continue reading

Maraykanka oo si gaar ah u tababaray saraakiil Ugandes ah, loona soo diri doono Soomaaliya.

USA UgandaSaraakiil Ugandes ah oo tiradooda ay gaarayso ilaa 145 sargaal ayaa waxaa tababar leyli Sarkaal uga socday gudaha dalkaas, waxaana tababarkaas bixinayey Saraakiil u dhashay wadanka Maraykanka, iyadoo shalay la soo gabagabeeyey tababarkaas. Continue reading

%d bloggers like this: