Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, kaas oo looga dooday qodobbo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen go’aankii hay’adda MSF ay ku joojisay howlihii ay ka haysay Soomaaliya iyo eedeynta la xariirta fal kufsi ah oo gabar Soomaaliyeed ay sheegtay in loogu geystay xerada Maslax ee duleedka Muqdisho. Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Kulankii joogtada ahaa ee Golaha wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo maanta ka dooday go’aankii Hay’adda MSF.