Dalka Masar oo la geliyay Xaalad deg-deg ah iyo Iska-horimaadyadii Maanta dhacay oo khasaare aad u ba‘an ka dhashay.

Egypt.jpg4Waxaa dalka Masar maanta gellinkii dambe la gelisay xukun deg-deg ah, sidaas waxaa ku dhawaaqay Dowladda KMG ee dalkaas, kaddib markii Arbacada maanta ah ay dhaceen dalkaas rabshado dhaliyay khasaare soo gaaray dad isugu jira shacab iyo askar. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Lacag Shilin Somali ah oo been Abuur ah oo Maanta lagu qabtay Kantaroolka Magaalada Boosaaso xarunta gobolka Gobolka Bari.

LacagCiidamada ammaanka ee Maamulka Puntland ayaa kantaroolka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ku qabtay lacag been abuur ah oo kor u dhaafeysa boqol milyan oo Shilinka Soomaaliga ah. Continue reading

Hay’adda dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF oo shaacisay inay joojineeysa howlihii ay ka heeysay dalka Soomaaliya.

Hay'adda MSFHay’adda dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF ayaa shaacisay in ay joojin doonto howlihii ay ka heysay Soomaaliya, iyadoona arintaasi lagu wargeliyay shaqaalaha hay’adda ee ku kala sugan gobollada dalka Soomaaliya. Continue reading

Guddoomiyayaasha Guddiyada Joogtada Ah Ee Baarlamaannada Soomaaliya Iyo Uganda Oo Kulmay.

Guddiyada BarlamaankaWaxaa shalay magaalada Kampala ku Kulmay Guddoomiyeyaasha Guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Guddoomiyeyaasha guddiyada Baarlamaanka dalka Uganda, waxayna kulamadaasi ay ahaayeen kuwo qibrad isweeydaarsi ah. Continue reading

Wasiirka Cadaaladda D F Soomaaliya oo shaaca ka qaaday in Dowladda ay billaabeyso qorshe hubka loogu uruurinaaayo shacabka

???????????????????????????????Wasiirka cadaaladda iyo garooska dowladda Federaalka Soomaaliya, C/llaahi Abyan Nuur ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Soomaaliya ay billaabayso qorshayaal hubka looga uruurinaayo shacabka. Continue reading

Gudoomiyeyaasha Baarlamaannada Soomaaliya iyo Uganda oo heshiis ku kala saxiixday Kampala.

G. Barlamaanka Jawaari.jpg3Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay socdaan shaqo ku joogaan dalka Uganda ayaa maanta magaalada Kampala kula kulmay dhigiisa dalka Uganda Hon. Rebecca Alitwala Kadaga. Continue reading

%d bloggers like this: