Dhaqdhaqaaqa Duulimaadyada Garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle oo loo sameeyay Wabset lagala socdo.

Garoonka mogadishu logo

mogadishu airport

HOOS KA  AKHRI Continue reading

Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax oo Xalay Kulan la Qaatay Wasiirro iyo Saraakiisha Hay’adaha Amniga.

Shirka Amaanka_DalkaRa’iisul wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya , Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa xalay kulan la qaatay wasiirro, saraakiil ciidan iyo xubno ka tirsan maamulka gobolka Banaadir, isagoo kala hadlay xaaladda ammaan ee dalka. Continue reading

Gudoomiyaha Barlamanka Federaalka Soomaaliya oo Maanta La filayaa inuu la Kulmo dhiggiisa Dalka Uganda.

Guddoomiyaha barlamaanka.jpg1Gudoomiyaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo safar shaqo ku jooga magaalada Kampala ayaa la filayaa in uu maanta la kulmo dhiggiisa dalkaasi. Continue reading

TALO CEYN WAREEGTAY LAYSKUMA CANAANTO.


maqaal qalimaanWaxaa dhibaato nagu filan aan ka dhaxalnay isqilaafka ismaqal la,aanta dadka soomaliyeed soo kala dhexgalay iyo talada aan lawada wadaagin dhibaatadeeda.

waxaan kutalin lahaa in laiska daayo barbar orodka iyo isriixa xasinmida iwm waayo waxaas oo dhan waxaad laga dhaxlay wax aan horey usoo marnay walaalayaal. Continue reading

%d bloggers like this: