Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland oo sheegay xeritaanka Xawaaladaha in ay tahay mid lagu cunno-qabteynayo Somalia.

Xawaaladaha_Soomaalida.jpg1Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta ka qaybgalay shir looga hadlayay xawaaladaha iyo sida loola socon lahaa in lacagaha la isugu diro aan loo adeegsan falal dambiyeedyo, Shirkaas oo maanta lagu qabtay Garoonka ayaa Madaxweyne Faroole ka digay in la xiro xawaaladaha lacagaha la isugu diro. Continue reading

Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Kenya oo Shaaciyay in Kenya aysan doonayn inay Qabsato Taako ka mid ah dhulka Soomaaliya.

Ilyaas Barre ShiilXildhibaan Ilyaas Barre Shiil oo ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka Kenya ayaa sheegay in Kenya aysan doonayn inay taako ka mid ah dhulka Soomaaliya qabsato, wararka la faafiyayna ay yihiin kuwo been abuur ah oo la doonayo in la isaga horkeeno labada dal iyo labada dowladood. Continue reading

Gudoomiyaha Baarlamanka Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Saaka U Ambabaxay Dalka Uganda

Guddoomiyaha Barlamaanka.jpg1Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Muqdisho,  iyagoo ku sii jeeda magaalada Kambala ee dalka Uganda. Continue reading

Muslimiinta ku nool Kanton luzern iyo gobalada u dhow oo shalay Xafladdii Ciidul Fitriga ku sameeyay Masjidka Al-huda

 LuzernCulimaa’udiinka, wax garadka, dhalinyarada Haweenka iyo caruurta ayaa waxay shalay axadda ahayd markii la tukaday saladii Duhurka  ka dib  taas oo malintii axada lagu qabtay masjidka  somalida ee Kanton Luzern xafladii lagu weynaynayey munaasabadda ciidul-Fitriga. Continue reading

%d bloggers like this: