Posted on August 11, 2013 by SomaliSwiss
Madaxii hore ee nabad-sugida Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa waraysi uu siiyay wargeyska The Standard ee kasoo baxa dalka Kenya ku sheegay in uu ka hortagay weeraro la doonayay in lagu khaarajiyo labada hogaamiye ee ugu cadcadaa tartankii doorashadii dalka Kenya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxii hore ee sirdoonka Soomaaliya oo sheegay in A-lshabaab ay qorshaynaysay shirqool ka dhan ah Madaxda dalka Kenya.
Posted on August 11, 2013 by SomaliSwiss
Magaalada Muqdisho ayaa  waxaa mar kale lagu qabtay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya shir ku saabsan Raod-Map-ka xuquuqda aadanaha ee  Soomaaliya, kaasoo ay ka qayb-galeen xoghayaha golaha wasiirrada, Maxamed Jamac Calas, ururrada bulshada rayidka ah iyo danjiraha Soomaaliya u fadhiya xafiiska Qaramada Midoobay xuquuqul insaanka ee Geneva, Yuusuf Maxamed Ismaaciil (Bari-Bari). Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo lagu qabtay kulan looga wada tashanayo horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya.
Posted on August 11, 2013 by SomaliSwiss
Waaxda horumarinta caalamiga ah ee Dowlada Ingariiska ay sheegatay in Maleeshiyaadka Xarakada Al-shabaab ay dhaceen raashiin gargaar ah oo loogu talagay dadka Soomaaliyeed ee dhibaateeysan kaaso ay gacanta ku hayeen hey’ado gargaar oo maxalli ah. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowlada Britain oo sheegtay in Al-Shabaab ay boobeen Raashiin loogu talagalay dadka Tabaaleeysan.
Posted on August 11, 2013 by SomaliSwiss
Orodyahanka caanka ah ee Soomaaliyeed Mo Farah ayaa ku guuleystay mar kale orodka dheer ee 10,000 oo mitir tartanka adduunka ee ka dhacaya magaalada Moscow ee xarunta dalka Ruushka, isagoo isla markaasi ku ordayay magaca dalka Ingiriiska. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Mo Farah oo ah Orodyahanka Soomaaliyeed oo mar kale ku guuleystay Orodka dheer ee Tobanka kun ee Mitir ee Dunida
Posted on August 11, 2013 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka warbixiyey dhammaan guulaha ay gaartay dowladda uu hoggaamiyo iyo sidoo kale qorshaha cusub ee dib u kabashada Soomaaliya nooca uu yahay iyo sida Xukuumadda ay ugu diyaar garowday kadib wareysi dheer oo uu siiyey Warbaahinta Qaranka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisulwasaare Saacid oo ka Warbixiyay Horumarka Xukuumadiisa iyo Ammaanka Dalka.
You must be logged in to post a comment.