HEES CUSUB BY XUSEEN SHIRE JAMA CAYAAR JECEL.

husen shire

HOOS KA DAAWO VIDEO CUSUB Continue reading

Wasiirka Gaashaandhiga oo soo gabagabeeyay booqashadii uu ku joogay magaalada Baladweyne.

Wasiirka GaashaandhiggaWasiirka Gaashaandhiga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka soo gabagabeyay socdaal shaqo oo uu ku tagay magaalada Baladweyne ee Gobalka Hiraan,  isagoo halkaasi kulamo kula yeeshay mas’uuliyiinta gobalkaasi iyo saraakiil ka tirsan ciidamada Dowladda Jabuuti. Continue reading

Dhaqdhaqaaqa iyo Borobogaandada kooxda Al-Shabaab ee ay ka wado goobaha ay gacanta ku haysa.

Bandhig Al-shabaabWALAAYADA BAKOOL: Xarakada Al-Shabaab  ayaa waxay Gudoomiyaha u Magacaawday Gobaladda Bay iyo Bakool Sheekh Mahad  ayaa waxaa meel fagaara ah kula hadlay Boqoolal Dadweyne ah oo ku dhaqan Magaaladda Xuddur ee xarunta  Gobalka Bakool ayaa sheegey in 2 sanno kadib xaaladda Magaalada Muqdisho ay sii xumaatay. HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Continue reading

Xildhibaano kasoo jeeda Puntland oo wada dadaallo ay xal ugu Raadinayaan khilaafka u dhexeeya Dowlada & Puntland

Garoowe.jpg1Waxaa magaalada Garoowe ee xarunta Puntland gaaray Xildhibaanno ka tirsan golaha baarlamaanka Soomaaliya, ujeedada socdaalkoodana waxaa lagu sheegay  inay  wadaan dadaallo ay ku doonayaan in ay ku xalliyaan khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Puntland iyo dowladda Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: