Shilkii diyaaradeed ee ka dhacay garoonka diyaaradaha Muqdisho oo ay dowladda Federaalka Soomaaliya Guddi baaris ah u magacowday.

Shil-diyaaradeed_.jpg1Shilkii diyaaradeed ee saaka ka dhacay garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa Dowladda Soomaaliya  ka hadashay waxayna sheegtay in diyaaradda gubatay ay ahayd mid xamuul xogta la hayana ay sheegayso inay u dhacday cillad-farsamo awgeed. Continue reading

Taliska Ciidamada AMISOM oo ka Hadlay Shilkii Diyaaradeed ee ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho.

Shil-diyaaradeedTaliska Ciidamada AMISOM Oo faafaahin ka bixisay diyaaraddii saakay aroortii hore ku dhacday garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, iyagoo sheegay inay ku dhinteen afar qof oo shaqaalihii diyaaradda ka mid ahaa ayna ku dhaawacmeen laba kale. Continue reading

Diyaarad u siday Ciidamada AMISOM hub iyo Saanad Militeri oo ku gubatay Garoonka diyaaradaha Muqdisho.

diyaarad gubanaysaWar aan ka helnay Wakiilka SomaliSwiss ayaa sheegaya in Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ay ku gubatay diyaarad kuwa xamuulka ah. Continue reading

%d bloggers like this: