CIID WANAAGSAN, CIID MUBAARAK, HAPPY EID MUBARAK, ALLES GUTE ZUM EID MUBARAK.

HOOS KA DAAWO HEESAHA CIIDA OO VIDEO AH

undefinedRiix Halkaan Continue reading

Soomaalida ku nool wadanka Switzerland oo si weyn u Ciiday Munaasabadda maalinta Ciidul Fidriga.

Ciida11Shalay oo khamiista ahayd ayaa waxaa Munaasabadda Ciidul Fitriga si isku mid ah looga wada Ciiday dhammaan wadamada Caalamka Islammka iyo kuwa ay Islaamka ku yar yihiinba, balse waxaa xusid mudan in gobollada dalka Soomaaliya oo idil laga dareemay mid ahaansha Diineed, waxaa ayna Ciidan noqtay mid si reynreyn iyo Farxad leh looga wada Ciiday dalka oo ay ugu horreyso caasimada Muqdisho. Continue reading

Muqdisho oo si nabad ah looga Ciiday iyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khudbad Dhinacyo badan Taabanaysa Jeediyay.

???????????????????????????????Magaalada Muqdisho ayaa maanta si weyn oo nabad ah looga ciiday, iyadoo madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud uu jeediyay hadal dhinacyo badan taabanaya, shacabkana ugu baaqay inay is-cafiyaan kana shaqeeyaan nabadda dalka. Continue reading

%d bloggers like this: