Wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya oo dib ugu soo laabatay dalka, una u dirtay shacbiga Soomaaliyeed hambalyada Ciidul-fitriga.

Wasiirka A. DibaddaRa’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Fawzia Yusuf H. Adam oo maanta dib ugu soo laabatay Caasimadda Muqdisho kadib markii ay kala qeyb gashay wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Shir madaxeedka wadamada ciidamada ku deeqay howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya, kaasoo lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Kampala 4-tii bishan August. Continue reading

Afhayeenka Madaxtooyada Federaalka Soomaaliya oo ka jawaab ka bixiyey hadalkii ka soo yeeray Madaxweyne Faroole

Eng-yariisowEng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) oo ah Afhayeenka Madaxtooyada Federaalka Soomaaliya  oo wareysi siiyay Idaacada BBC-da laanteeda Afka Soomaaliga ayaa si kulul uga jawaabay go’aanka Maamulka Puntland uu ku dhawaaqay inuu xiriirka ugu jaray dowladda Federaalka Soomaaliya. Continue reading

Dowladda Kenya oo ka soo horjeesatay Wareejinta Garoonka diyaaradaha iyo Dekedda Magaalada Kismaayo ee Jubbada Hoose.

Mr. Zaddock Madiri Syong’ohDowladda Kenya ayaa ka soo horjeesatay go’aankii ka soo baxay Shirkii  dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ay ku yeesheen Kampala , waxayna Kenya ay shuruud ku xirtay wareejinta garoonka diyaaradaha iyo dekedda magaalada Kismaayo ee xarunta goblka Jubbada Hoose. Continue reading

Dab ka kacay garoonka diyaaradaha Jommo Kenyatta iyo howlihii duullimaadyadii Garoonkaas oo si ku meelgaar ah loo Joojiyay.

Garoonka Jommo_KenyattaDab Xoog badan ayaa Saakay ka kacay garoonka diyaaradaha Jommo Kenyata ee magaalada Nairobi, dabkaas  oo aan la garanaynin wixii sababay, waxaana  la xiray garoonka ilaa iyo inta amar danbe laga soo saarayo. Continue reading

%d bloggers like this: