Wasaaradda khayraadka dalka Soomaaliya oo maanta ku dhawaaqday inay heshiis la gashay Sharikad Sahminaysa Shidaalka…

Heshiis  Somalia & BritainWasaaradda khayraadka dalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday maanta inay heshiis la gashay sharikadda fadhigeedu yahay ama  laga leeyahay dalka Britain oo sahmisa shidaalka, taasoo lagu magacaabo Soma Oil and Gas Exploration LTD,  Continue reading

Mootooyinka u shaqeeya sida Taksiyada oo Ciidanka Taraafikada Howlgal ku soo qabteen magaalada Muqdisho.

???????????????????Howlgalo ay saakay ka sameeyeen magaalada Muqdisho Ciidamada Boliiska gaar ahaan kuwa  Nabedgalyada Wadooyinka ee loo yaqaano Taraafikada ayaa ku soo qab-qabtay gadiidka loo yaqaano Mooto Taksi ee ka dhex shaqeeya gudaha magaalada Muqdisho, kuwaasi oo lugu eedeeyay ineysan laheyn sharciyada wadista gadiidka. Continue reading

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Jubbaland oo Mar-kale Wadahadallo uga furmi doono Magaalada Addis Ababa.

FartaagWadahadallo u dhexeeya maamulka Jubbaland ee uu hoggaaminayo, Sheekh Axmed Madoobe iyo dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay ka furmaan magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Continue reading

Maamul goboleedka Puntland oo si rasmi ah u sheegay inuu hakiyay xiriirkii uu la lahaayeen Dowladda Federaalka Soomaaliya.

PuntlandWaxaa Maamul-goboleedka Puntland ay ku dhawaaqay inay si rasmi ah u hakiyeen xiriirkii kala dhexeeyay dowaldda federaalka Soomaaliya, kaddib markii dowladda Somalia ay ku eedeeyeen inay ka shaqeynayso is-qabqasbi siyaasadeed. Continue reading

%d bloggers like this: