Posted on August 5, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa Saaka Maxkamada ciidamada qalabka sida dowladda federaalka Soomaaliya ay xukun dil ah ku fullisay gacan ku dhiiglihii ka dambeeyay dilkii guddoomiyihiin golaha odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan, Sheekh Maxamed Xuseen Maryacde. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Maxkamadda Ciidamada Gobolka Hiiraan oo dil ku fulisay gacan ku dhiiglihii dilay Guddoomiyihii Golaha Odayaasha Dhaqanka
Posted on August 5, 2013 by SomaliSwiss
Taliyaha Booliiska Somalia, Jen. C/xakiin Daahir Saciid ayaa shaaca ka qaaday  in amni-darada ka jirta magaalada Muqdisho ay ku lug leeyihiin siyaasiyiin raadinaya mansab, wuxuuna xusay inay dadaal ugu jiraan sidii ay ammaanka caasimadda ku sugi lahaayeen. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo sheegy in amni-darada ka jirta magaalada Muqdisho ay ku lug leeyihiin siyaasiyiin Mansab doon ah.
Posted on August 5, 2013 by SomaliSwiss
War naga soo gaaray magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Ciidamada amaanka magaalada Baydhabo ay xalay ka hortagay weeraro ay magaaladaas ku soo qaadeen maleeshiyaad ka tirsan argagixisada Shabaab, waxaana loo geystay khasaarooyin ay ka soo kabsan karin oo isugu jira dhimasho iyo dhaawacba u geeysteen maleeshiyaadkaasi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Ammaanka magaalada Baydhabo oo Xalay fashilayay weerar ay Malleeshiyaadka Shabaab Ku soo Qaadeen magaaladaas.
Posted on August 5, 2013 by SomaliSwiss
Wasiirada arrimaha dibadda wadanka Kenya Marwa Aamina Jibriil Maxamed ayaa sheegtay in eedeynta dowladeeda loo soo jeediyay ee ku aadan faragalin ay ku heyso siyaasada gudaha wadanka Somalia aysan taagereyn dadaalada lagu doonayo in lagu nabadeyo wadanka Somalia oo kasoo baxay sanado dagaal wadanka uu ka jiray. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirada arrimaha dibadda Dowlada kenya oo Dowladdeeda ka fogaysay eedeynta loo soo jeediyay…
You must be logged in to post a comment.