Posted on August 4, 2013 by SomaliSwiss
Shirkii ka socday Magaalada Kampala ee ay ku lahaayeen wadamada ay Ciidamada ka joogaan Soomaaliya iyo dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa la soo gebagebeeyay, iyadoo ay shirkana laga soo soo saaray War-Murtiyeed ka kooban 39 qodob, kaasi oo aan idiin soo koobnay qodobbadiisa. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on War-Murtiyeed ka kooban 39 qodob oo laga soo saaray Shirkii Kampala ee Wadamada ay Ciidamada ka joogaan Soomaaliya.
Posted on August 4, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa maanta ka furmay magaalada Kampala ee dalka Uganda shir ay wada yeelanayaan madaxweynayaasha ciidamada ay ka joogaan dalka Soomaaliya iyo madaxweynaha Xasan Sheikh Maxamuud. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Magaalada Kampala oo maanta ka Furmay Shirka Madaxweynayaasha ay Ciidamadooda ka Joogaan Soomaaliya.
Posted on August 4, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa xalay kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni, Kulankan oo ka dhacay xarunta madaxtooyada ee magaalada Kampala ayaa labada madaxweyne waxey ka wada hadleen arrimo dhowr ah Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan oo Xalay la kulmay Madaxweyne Yoweri Museveni.
Posted on August 4, 2013 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa xalay la yeeshay kulan looga hadlayay ammaanka wasiirro iyo taliyeyaasha ciidamada dowadda, wuxuuna isla xalay soo kormeer ku sameeya isgoysyada magaalada Muqdisho qaarkood. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon oo Xalay la kulmay Wasiirro iyo Taliyayaasha Ciidamada ammaanka ee Qaranka.
You must be logged in to post a comment.