Wafdigii uu Hoggaaminayey Madaxweyne Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Kampala ee Xarunta dalka Uganda.

Madaxweyne Xasan_Kampala_Wafdigii uu Hoggaaminayey  Madaxweyne Xasan Sheekh  ayaa  si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Kampala ee Xarunta dalka Uganda, waxayna ka qayb-galaan shirka dalalka ay ciidamada AMISOM ka joogaan Soomaaliya. Continue reading

Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dalalka Caalamka ugu baaqday in ay Maal-gashi ku sameystaan Soomaaliya

 Wasiirka A. DibaddaRa’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya ahna wasiiradda arrimaha dibadda, Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa ugu baaqday dalalka caalamka inay maal-gasho ku sameystaan Soomaaliya, kaddib isbedel dhinaca ammaanka ah oo ka dhacay sida ay ku sheegtay wareysi ay siisay wakaaladda wararka Shiinaha ee Shinwaa Continue reading

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo Saaka U Ambabaxay Dalka Uganda.

Madaxweyne Xasan  Dib MuqdishoWafdi uu hogaaminayo  Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa saaka ka ambabaxay garoonka diyaaradah Muqdisho,  isagoo kusii jeeda magaalada Kambala halkaasi uu kaga qeybgalidoono shirka madaxweynayaasha dalalka ay ciidamadu ka joogaan dalkeena Soomaaliya. Continue reading

Afhayeenka AMISOM: Waxaan ka Shaqeynaynaa, sidii aysan Qaraxyo ambe uga dhacin Magaalada Muqdisho.

Afhayeenka_AMISOM_Col_XumadCol. Cali Aadan Xumad oo ah Afhayeenka ciidamada AMISOM ayaa wuxuu maanta la hadlay warbaahinta, wuxuuna sheegay inay ka shaqeynayaan sidii aanay Muqdisho mar kale uga dhici lahayn qaraxyo lagu dhibaateeyo shacabka Muqdisho. Continue reading

Ciidamada Dowladda oo howlgal dad lagu soo qabqabtay Ka Sameeyay Degmada Heliwaa ee G/Banaadir.

BaarisMaamulka degmada Heliwaa ee  gobolka Banaadir ayaa ka warbixiyay howlgal lagu soo qabqabtay ilaa Sadex qof oo qeyb ka ahaa weerar xalay Lagu soo qaaday hoyga gudoomiyaha Degmada Hiliwaa. Continue reading

%d bloggers like this: