Dowladda Soomaaliya oo qorshaynaysa qaabkii ay Magaalada Muqdisho nabad uga dhigi lahayd.

Muqdisho1.jpg1Waxaa socda qorshe ay dowladu wado oo ku aadan in magaalada Muqdisho ay dib ugu soo celiso xasilooni, iyadoo dowladu ay ciidamo u diyaarinayso ammaanka Caasimadda suga. Continue reading

Doon Siday Xoolo nool oo Ku degtay badda u dhaxeysa Yemen iyo Soomaaliya.

markabWar naga soo gaaray magaalda Cadan ee dalka Yeman in Doon  u rarnayd  ganacsato Somaliyeed ee ku sii jeeday dalka Yemen ayaa ku degtay Biyaha u dhaxeeya Yaman Iyo Soomaaliya. Continue reading

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo sheegay in Hay’adaha Turkigu ay ka shaqo wanaagsan yihiin kuwa Caalamiga ah ee ku sugan dalka Soomaaliya.

Tarsan.jpg1Duqa magaalada Muqdisho, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa hay’adaha Turkiga ee ku sugan Soomaaliya ku ammaanay inay ka shaqo wanaagsan yihiin kuwa caalamiga ah ee ka shaqeeya gargaarka Soomaaliya. Continue reading

Qaramada Midoobay oo uga digtay Dowladda Kenya inay isku deyin dib u celinta Qoxootiga Soomaalida….

Qaxootiga soomaalidaSida ay horey u iclaamisay  Dowladda Kenya qorshaheeda ahaa  in qoxootiga Soomaalida ah ee ku jira xeryaha Dhadhaab ay dalkooda dib ugu celiso, balse Qaramada Midoobay ayaa ka digayso in dib u celinta ay noqoto mid Kenya ay ku qasabto qoxootiga. Continue reading

%d bloggers like this: